Musharax Madaxweyne oo Diyaarad la dhacday oo soo diray Codsi iyo Jawaab laga bixiyay

Musharax u taagan xilka Madaxweynaha dalka Panama ayaa galay shil diyaaradeed, waxaana musharaxan muuqaal uu soo duubay dadka iyo dowladda Panama uga codsaday in si degdeg ah ugu soo gurmadaan. Dimitri Flores, oo ah musharax madax banaan oo u taagan xilka Madaxweynaha Panama ayaa isaga iyo dad la socday la dhacday diyaarad helicopter ah ay … Continue reading Musharax Madaxweyne oo Diyaarad la dhacday oo soo diray Codsi iyo Jawaab laga bixiyay